Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha waddanka Uganda ayaa sheegay inuu noqon doono hogaamiyaha badeli doona aabihii.
Hadda marka ay NATO samaysay arrintaas oo kale, ma waxaa Ruushka laga filayaa inuu si kale u xalliyo arrinto?" Shacabka Kenya ee arkay qoraalka Twitter-ka uu soo geliyay wiilka Museveni qaarkood ayaa sheegay in ay ku wareereen hadalka kasoo baxay Kainerugaba. "Markii uu Midowgii Soofiyeet gantaalladiisa nukliyeerka geeyay Cuba 1962, Reer Galbeedku waxa ay diyaar u ahaayeen inay dagaal lagu hoobto.